Aabe Wiilkiisa oo katirsanaa Ciyaal Weerada Muqdisho ku wareejiyay Booliiska

Magaalada Muqdisho xaafado katirsan waxaa dhibaato badan dadka ku haya dhallinyaro ciyaal weero ah, kuwaa oo markii dambe isku bedelay burcad dadka dhac iyo dhibaatooyin kalaba u geesta. Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa ku guul dareestay in wax badan ka qabtaan dhibaatada ciyaalka weerarada ku hayaan dadka ku dhaqan meelaha ay joogaan, waxaana ciyaalka weerarada oo … Continue reading Aabe Wiilkiisa oo katirsanaa Ciyaal Weerada Muqdisho ku wareejiyay Booliiska